Who We Are
AqoonX waa shirkad tiknoolajiyadeed oo diiradda saarta horumarinta software casri ah,
websites, mobile applications, iyo cloud-based systems. Waxaan u shaqeynaa ganacsiyada,
hay’adaha dowliga ah, iyo shaqsiyaadka doonaya inay u gudbaan digital transformation.
Waxaan aaminsanahay in technology-gu uu yahay aaladda ugu weyn ee lagu horumarin karo
nolosha bulshada iyo kobaca dhaqaalaha. Sidaas darteed, waxaan bixinaa xalal fudud,
ammaan ah, oo la isku halayn karo.
Our Vision
Himiladeennu waa inaan noqono shirkadda ugu horreysa ee bixisa xalal technology
oo tayo sare leh gudaha Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika.
Our Mission
Waxaan ujeedadeennu tahay inaan ka caawino businesses iyo organizations inay
si fudud u maamulaan shaqadooda, u kordhiyaan productivity-ga, isla markaana
u helaan systems casri ah oo ay ku shaqeeyaan.
What We Build
AqoonX waxay dhistaa systems kala duwan oo ay ka mid yihiin:
- Business management systems
- School management platforms
- E-commerce websites
- Mobile applications (Android & iOS)
- Cloud-based dashboards
- Custom APIs & integrations
Our Development Approach
Waxaan raacnaa hab structured ah oo lagu hubiyo tayada project-ka:
fahamka baahida, planning, design, development, testing, iyo deployment.
Waxaan sidoo kale bixinaa maintenance iyo support si system-ku u ahaado mid
stable ah oo shaqeynaya 24/7.
Why Clients Trust Us
Macaamiisheennu waxay nagu doortaan sababtoo ah:
- Waxaan bixinaa solutions la fahmi karo oo practical ah
- Waxaan isticmaalnaa technology casri ah
- Waxaan leenahay communication joogto ah
- Waxaan bixinaa delivery degdeg ah
- Waxaan diiradda saarnaa quality rather than quantity
Final Message
AqoonX ma aha kaliya software company — waa partner technology oo kaa caawinaya
inaad business-kaaga gaarsiiso heer cusub oo digital ah.
Haddii aad rabto inaad dhisto future digital ah, AqoonX waa halka aad ka bilaabayso.